Home > news
PRINCIPAL LETTER- CURRENT FAMILIES
Tuesday, December 8, 2020 7:00 AM

                               December 7, 2020


 

Dear Dowling Families,

 

I hope this letter finds you in good health and spirits. Since March of this year, we all have endured many things that none of us anticipated. Despite all that happened, we persevered and continue forward in amazing community.

 

Our district recently sent you an email regarding your child(ren)’s school assignment for next year. Since Dowling will become a community school as a result of the Comprehensive District Design (CDD), our attendance boundaries were significantly altered. These changes mean many of you received school assignments other than Dowling. I understand that reactions to this news has been received in a variety of ways. I sympathize with those of you who do not want to leave Dowling next year. 

 

You may have heard that there is a way that you might be able to stay if you complete the school request application and indicate that you are willing to transport your child to and from school. This is true but unfortunately it is not a guarantee that your assignment will be changed. If you are successful at getting your placement changed, we will welcome you with open arms. If you are not able to change your assignment, we will be sorry to see you leave. With these thoughts in mind, I want to share some ideas.

 

First, we must do something to celebrate our collective resilience. Separately and collectively, we have been through a lot this year. It only seems fitting that we recognize what we have accomplished despite the numerous challenges to our health and stability. Part of this celebration must give special attention to our fifth grade and kindergarten students. They usually have a ceremony at the end of the year. We will find a way to make that happen too. 

 

We must also find a way to say goodbye to all our families that will be moving to other schools. Sending this letter to you is only a beginning. Later this year we will find a way, either socially distanced or virtual, to give all of us a chance to see each other and say what we need to say before moving forward. I have asked our staff and the PTO to plan on doing something that will help us bring closure to our time together in a way that honors what we have accomplished. We could use your help too so please reach out to your teachers, me, or the PTO to share your thoughts.

 

Finally, one of the things that has always amazed me in my 30+ years of education is the resiliency of our children. During times like these I am reminded of and amazed by their ability to take things in stride that often frustrate and infuriate adults. Despite the initial anxiety that moves like this can cause, I think we need to remember that often our children are much stronger and better able to adapt to these changes than we might think. 

 

 

So, for the meantime, I thank you all for all that you have done. I also thank you for the support and trust that you have shown our staff over the years. With your continued support and trust I am confident we will all successfully transition to our next phase with grace and wisdom.

 

Sincerely,

Lloyd E. Winfield, Ed.D

Principal

 

 

 

Tani waa warqad ka sococta maamulaha dugsiga Dowling.

Gacaliyeyaal Qoysaska Dowling,

waxaan rajaynayaa in warqadani idinku timid caafimaad iyo wanaag. Tan iyo bishii Maarso ee sannadkan, dhammaanteen waxaan u adkaysannay waxyaabo badan oo aannu midkeenna rajaynaynin. In kasta oo ay waxaas oo dhami dhaceen, haddana waan u adkaysannay oo horay uga sii soconnay bulshadeena la yaabka leh.

Degmadeennu waxay dhawaan kuu soo dirtay emayl ku saabsan meeleynta ilmahaaga dugsiga sannadka soo socda. Maaddaama Dowling uu noqon doono iskuul bulsheed iyada oo ay ugu wacan tahay Naqshad-dhismeedka Degmo ee Dhammeystiran (CDD), soohdimaha xaadiritaanka ayaa si weyn loo beddelay. Isbeddeladani waxay la macno yihiin in badan oo idinka mid ah la idiin soo diray meelaynta dugsi oo aan ahayn Dowling. Waxaan fahansanahay in falcelinta ku saabsan warkan loo helay siyaabo kala duwan. Waxaan u damqanayaa kuwa idinka mid ah ee aan rabin inay ka baxaan Dowling sanadka soo socda.

Waxaa laga yaabaa inaad maqashay inay jirto arrin aad ku joogi karto haddii aad buuxiso arjiga codsiga dugsiga oo aad muujiso inaad diyaar u tahay inaad ilmahaaga gaysid oo aad ka soo qaaddid dugsiga. Tani waa run laakiin nasiib daro maahan dammaanad qaad in meelayntaada la beddelayo. Haddii aad ku guuleysato in la beddelo meelayntaada, waxaan kugu soo dhawaynaynaa gacmo furan. Haddii laguu bedali kari waayo meelayntaada, waan ka xunahay  inaan ku aragno inaad naga tagtay. Waxyaabahan aan ka fikirayo qaarkood baan rabaa inaan idinla wadaago.

Marka hore, waa inaan sameynaa wax aan ugu dabaaldegno adkeysigeenna wadareed. Si gooni ah iyo si wada jir ah, waxaan soo marnay waxyaabo badan sanadkan. Kaliya waxay umuuqataa inay kufilan tahay inaan aqoonsanno wixii aan sooqabanay inkasta oo ay jiraan caqabado badan oo dhanka caafimaadka iyo xasiloonida ah. Qeyb ka mid ah dabaaldeggan waa inay ahmiyad gaar ah siisaa fasalka shanaad iyo ardayda xanaanada. Badiyaa waxay leeyihiin xaflad dhammaadka sanadka. Waxaan raadineynaa wado aan taas kudhigno sidoo kale.

Waa inaan sidoo kale helnaa hab aan ku macsalaameyno dhammaan qoysaskeena oo u guuraya iskuulo kale. Ku soo dirista warqaddan waa bilow uun. Dabayaaqada sanadkaan waxaan heli doonnaa hab, ah kala fogaanta bulshada ama muuqaal ahaan, si aan dhammaanteen fursad u siino inaan is aragno oo aan dhahno waxaan u baahannahay inaan dhahno ka hor inta aan horay loo sii socon. Waxaan ka codsaday shaqaalaheena iyo PTO inay qorsheeyaan inay sameeyaan wax naga caawin doona inaan keeno isku xirnaanshaha waqtigeena si sharaf leh wixii aan soo qabannay. Waxaan sidoo kale isticmaali karnaa kaalmadaada sidaa darteed fadlan la xiriir macallimiintaada, aniga, ama PTO si aan ula wadaagno fikirkaaga.

Ugu dambeyntiina, mid ka mid ah waxyaabaha had iyo goor iga yaabiyey 30-ka sano ee aan waxbarashada ku jiray waa adkeysiga carruurteenna. Waqtiyadaan oo kale waxay i xasuusisaa oo aan la yaabay awooda ay u leeyihiin in ay talaabo qaadaan, talaabooyinkaas oo badanaa jahwareer galiya dadka waaweyn. In kasta oo welwelka bilowga ah ee sidaan u socda uu dhaqaaq sababi karo, waxaan u maleynayaa inaan u baahannahay inaan xusuusanno in badanaa carruurteennu ay aad uga xoog badan yihiin uguna wanaagsan yihiin la qabsiga isbeddelladan sidii aan u maleyn lahayn.

Marka, inta ka horreysa, dhammaantiin waad ku mahadsan tihiin dhammaan wixii aad qabateen. Waxaan sidoo kale idiinka  mahadcelinayaa taageerada iyo kalsoonida aad u muujiseen shaqaalaheena sanadihii la soo dhaafay. Taageeradaada iyo kalsoonidaada joogtada ah waxaan ku kalsoonahay inaan dhamaanteen si guul leh ugu gudbi doonno wajigeena xiga oo aan kuheli doono nimco iyo xigmad.

Daacadnimo,

Lloyd E. Winfield, Ed.D

Maamulaha